Khaalid Khaalu

Si Dabiici isku daawey

Profile La Xiriir Hadda

La-Tashiga Caafimaadka

Talooyin caafimaad oo dhameystiran iyo baaritaanno lagu kalsoon yahay.

Dhirta Dabiiciga ah

Isticmaal Dhirta Aan KUlla Taliyo .

Kordhinta Caafimaadka

Tababaro caafimaad iyo qorshayaal lagu hagaajinayo nolol caafimaad leh.

Khibrad iyo Daacadnimo Caafimaad

Khaalid Khaalu

In ka badan 5 sano oo waayo-aragnimo caafimaad

Waxaan ku hawlanahay bixinta Fursado caafimaad oo tayo sare leh, diiradda saaraya daaweyn dabiici ah iyo caafimaad guud leh.

80+

Macmiil Caafimaad

50+

Daaweyn Guul leh

20

Tababaro Caafimaad

94%

Ku Qanacsanaanta Macmiilka

Si Aan Umada Daalino Bukaanka

Sheekoyin Qadiimi ah

Macmiil ku guuleystay yareynta cadaadiska dhiigga iyada oo la adeegsanayo daawooyinka dabiici ah.

Qalabka Lagu baaro Deefshiidka

Daaweyn dabiici ah oo ka hortagtay xanuunada dheefshiidka muddo 6 bilood ah.

Kordhinta Tamarta Jirka

Tababar iyo qorshe cunto oo lagu kordhiyey tamarta iyo caafimaadka guud.

Maxaad iila Shaqaynaysaa?

Waxaan isku keenaa xirfad, daacadnimo, iyo hababka dabiiciga ah si aan kuu caawiyo caafimaadkaaga.

🩺

Xirfad Sare

Daawayn la hubo, baaritaanno sax ah iyo qorshe caafimaad oo shaqeeya.

🌿

Daawooyin Dabiici ah

Hababka dabiiciga ah ee aan waxyeellada lahayn si loo gaaro caafimaad waara.

⚕️

Daryeelka Macmiilka

Taageero joogto ah iyo la socod caafimaad oo dhamaystiran.

Nala Soo Xiriir